Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo K Cabanaaya Baad Kooxaha Argagixisada

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Mogadishu ayaa sheegaya Maanta waxaa xiran inta badan suuqa Bakaaraha, gaar ahaan ganacsiyada waaweyn ee ku yaalay Bakaaraha…

Ganacsatada ayaa ka sheegay iney jiraan culeesyo kaga yimid Kooxda argagixisada Daacish oo ganacsatada ka dalbay iney bixiyaan dhaqaale Baad ah, iyagoo ugu hanjabay xubnihii diida in la dili doono.

Qof ka mid ah Ganacsatada ayaa ii sheegay in aysan jirin hanaan cad oo lagu garankaro iyo si loo fahmi karo kooxdan lacagta dalbayso ee sheegtay in ay yihiin Daacish, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaan ka hadlin dhacdadaan.

164340cookie-checkGanacsatada Suuqa Bakaaraha Oo K Cabanaaya Baad Kooxaha Argagixisada