Garabkii Jubbaland Ee Gedo Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga soo sheegayaa Khilaaf Xoogan oo soo kala dhex galay Horjoogayaasha Beesha Mareexaan Ee uga Wakiilka ah Mr.Gobolka Gedo, kadib markii Xilka laga qaaday Gudoomiye kuxigeenkii Gobolka, kadib markii ay is khilaafeen Wasiir kuxigeen ka goostay Dowlad goboleedka Jubbaland….

Wararka ayaa sheegaya in Cismaan Nuux Xaaji (Macalimuu), uu Tiro aan badneyn oo Ciidamo ah, kala baxay Magaalada Garbahaareey wuxuuna aaday degmada B/Xaawo, iyadoo xilka Gudoomiyaha Gobolka Gedo loo magacabay Mr.Axmed Buulle Gareed.

Wareegtada waxaa ku saxiixan wasiir ku xigeenkii arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Caweer oo Jubbaland ka soo baxsaday sanadkii hore.

86950cookie-checkGarabkii Jubbaland Ee Gedo Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay