Guddiyada Doorashada Hir-Shabelle Oo Laga Digay

Somalia news

Ilo Wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegay in Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa goordhow la filayaa in la soo saaro, iyadoo la sheegay in Agaasimaha NISA uu saameyn ku yeeshay…

Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxtooyada Hirshabelle ayaa sheegaya in xubnaha qaar cabashada laga keenay lagu bedelay kuwo ehelo la ah, halka kuwo dood ka taagneyd oo caddeymo loo la’aa la soo celiyay.

Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha NISA Fahad Yaasiin uu mar kale saameyn ku yeeshay xubnaha guddiga labada heer dowlad goboleed ee Hirshabelle oo xubno uu watay lagu daray.

123900cookie-checkGuddiyada Doorashada Hir-Shabelle Oo Laga Digay