Gudoonka Baarlamaanka Oo Dib U Celiyay Hinde-Sharciyeedyo

Somalia news

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyihii Baarlamaanka 10-aad Ee Dowladda Federaalka ayuu ku sheegay in dib loogu celiyay Dowladda Xil gaarsiinta Hindise Sharciyeedyo iyo Heshiisyo oo ay Xukuumada horey ugu gudbisay Baarlamaanka intii lagu guda jiray Muddo xileedkeeda.

Qoraalka ayaa lagu xusay in dib loogu celiyay dhamaan Hindise sharciyeedyada iyo Heshiisyada, si loogu wareejiyo Gudoonka Baarlamaanka 11-aad marka Howlaha Doorashada soo dhamaadaan. ( Fadlan hoose ka eeg Qoraalka):-

142790cookie-checkGudoonka Baarlamaanka Oo Dib U Celiyay Hinde-Sharciyeedyo