Ilhaan Cumar Abaheed Oo USA Ku Geeriyooday

Somalia news World

Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed Oo 67-sano jir ahaa uu Geeriyooday….

Ilhaan oo farriin soo diray ayaa xaqiijisay in aabaheed uu geeriyooday, waxayna qoraalkeeda ku bilowday: “Innaa lillaahi, wa innaa ileyhi raajicuun.. xaqiiqdii Alle ayaa na leh, isaga ayaana u laabaneynaa.. waa murugo weyn iyo xanuun inaan la oofsaday aabahey Nuur Cumar Mohamed oo aan macsalaameeyay.. Ma jiraan ereyo aan ku cabiri karo waxa uu ii ahaa..”

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Xildhibaanada Abaaheed uu u geeriyooday Cudurka Coronavirus, isagoo muddo la xanuunsanaa.

41990cookie-checkIlhaan Cumar Abaheed Oo USA Ku Geeriyooday