Kuwait Oo Shaqaale Ka Qoraneysa Dalalka Geeska Africa…

Africa News World

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Heshiis ay Dowlada Kuwait ku dooneysay Shaqaale uga soo qaadato Dalalka Ethiopia, Kenya & Uganda, iyadoo Mas’uuliyiinta Dalalkaan ay si weyn u sugaayeen dhameystirka Heshiiska Shaqada ee Dalka Kuwait, waxaana hadda looga fadhiyaa Hey’adaha u xilsaaran fulinta Heshiiska iney talaabo qaadaan…

Mid ka mid ah shuruudaha Shaqada ayaa ah in la hirgeliyo heshiis horey la iskugu afgartay oo si rasmi u wada gaareen Dowladahaan si loo habeeyo habka loo dejinaayo shaqaalaha xirfada leh oo laga keenaayo Dalalkaasi kuwaasoo ka shaqeyn doona Guryaha Dalka Kuwait, qiyaastii 600 oo shaqaale ah ayaa laga keeni doonaa Dalka Ethiopia.

Prof. kabire oo Ruig cadaa ayaa ku suureeyay Suugaanta, waxaa jira kala duwanaansho u dhexeeya Ganacsiga Addoonsiga ee Atlantic iyo Addoonsiga dunida Carabta, wuxuuna xusay in xiligaan Dunida Carabtu waxay ku dhaqmaan addoonsiga Guriga, iyagoo Tacadiyo iyo xadgudubyo u geystay Shaqaalaha gurigooda ka shaqeeya, Heshiiska Ethiopia iyo Kuwait waa addoonnimo guri oo casri ah oo xaraan ah. Tani miyaanay murugo ahayn.?

Mid ka mid ah shuruudaha Shaqada ayaa ah in la hirgeliyo heshiis horey la iskugu afgartay oo si rasmi u wada gaareen Dowladahaan si loo habeeyo habka loo dejinaayo shaqaalaha xirfada leh oo laga keenaayo Dalalkaasi, qiyaastii 600 oo shaqaale ah ayaa laga keeni doonaa Dalka Ethiopia.

259550cookie-checkKuwait Oo Shaqaale Ka Qoraneysa Dalalka Geeska Africa…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com