Ma Dhabaa In Dib Loo Dhigaayo Doorashada

Somalia news

Kadib markii Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo uu Si bareer ah mugdi u geliyay Qabashada Doorasho dadban, isla markaasna Guddiyada Doorashada heer Federaal iyo kan Maamulada ka buuxiyay Shaqaalaha Dowladda Saraakiil Sirdoon iyo Taageerayaal, ayaa waxaa soo shaac baxaaya Qorshaha dhabta ah Ee laga leeyahay Talaabadaan…

Waxaa xogo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in la diyaariyay qorshe dib loo dhigaayo doorshada, Si dalka loo badbaadiyo dagaalna looga baaqsado, waxaa socdo kulamo gooni-gooni ah oo lagu gogol xaarayo marxaladdan kala guurka ah:-

•In Barlamaanka hadda joogo loogu daro laba (2) sano muddo korarsi ah

•In Guddoon cusub iska dhax doortaan Barlamaanka hadda joogo.

-In Gudoomiyaha loo Doorto Danjire Cali Fiqi

-In Fahad Yasin Gudoomiye Kuxigeen loo doorto

-In Madaxwayne loo doorto Mr.Farmaajo

75230cookie-checkMa Dhabaa In Dib Loo Dhigaayo Doorashada