Ma Dhabaa in Dowlada Federaalka ay Weydiisatay Danjiraha Ethiopia inuu Dalkiisa ku Noqdo..

Africa News Somalia news

Macluumaad Sirdoon ayaa daaha ka rogaaya in Danjiraha Ethiopia u fadhiya Magaalada Mogadishu ayaa lagu wadaa in berri uu ka dhoofo Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, kadib markii ay Dowlada Federaalka ay dalbatau in hoos loo dhigo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal..

Khabiirada ju xeel dheer arrimaha Khilaafka Somalia iyo Ethiopia ayaa ku dhaleeceeyay Maamulka Villa Somalia iney wakhti badan gelineyso arrimo aan loo baahneyn, talaabadaan waa War wanaagsan., laskin waxaa looga fadhiyaa Dowladda Federaalka iney deg deg talaabooyin uga qaado joojinta Qaadka, Duylimaadyada Ethiopian Airlines iyo iney si KMG uga baxdo Ururka IGAD.

298140cookie-checkMa Dhabaa in Dowlada Federaalka ay Weydiisatay Danjiraha Ethiopia inuu Dalkiisa ku Noqdo..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com