Ma Dhabaa in Kulankii Madaxweynaha ee Addis Abeba lagu gaaray in la Bedelo Wasiirka 1-aad..

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa tilmaamaya in heshiis qarsoodi sh oo todobaadkii tahay ay ku kala saxiixdeen Dalalka Ethiopia, Somalia iyo Imaaraadka Carabta, kaasoo loogu magac daray Addis Abeba Accord ayaa durbadiiba laga dareemay Magaalooyinka Garoowe iyo Mogadishu…

Wararka ayaa sheegaya in Dowladaha UAE iyo Ethiopia ay culeys ku saareen Madaxweynaha Puntland inuu ka qeyb galo Kulanka la filaayo 15-ka bisha May si aamusnaan ah, talabadaan ayaa ifineysa mid khatarteeda leh, isla markaana ay khatar ku jirto Madaxbanaanida siyaasadeed ee Dalka.

Ilo wareedkaan ayaa sheegay in Madaxweynaha dood dheer kadib aqbalay go,aanka ay isku raacen Dalalka Ethiopia iyo UAE ee kale ee ahaa in PM Xamza uu xilka baneeyo balse waxaa uu ku adkaystay in isagu uu la iman doono Shaqsiga PM Xamza badali doona.

Isku soo hoori Xogaha ugu dambeeya ayaa waxey tilmaamayaan in laga yaabo in Bisha June 2023 u iscasili doono PM Xamza waxana sida la xaqiijiyay miiska Saaran labo Wasiirka 1-aad oo midkood uu noqon doono Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia, midi wuxuu ka soo jeeda Beesha Mareexaan waana shaqsi u shaqeeya Sirdoonka Norway halka kana kale la sheegay inuu ka soo jeedo Beesha Majeerteen.

252270cookie-checkMa Dhabaa in Kulankii Madaxweynaha ee Addis Abeba lagu gaaray in la Bedelo Wasiirka 1-aad..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com