Warar hordhac ah ayaa daaha ka roogaya in Kooxo Hackers oo aan heybtooda la aqoon ayaa jabsaday Barta X ee Warbaahinta Goobjoog news, iyadoo aan la aqoon sababta ka dambeysa weerarka kooxahaan…
Warbaahinta Goobjoog.com ayaa ku baahisa luqadaha English-ka iyo Somali, waxaana saami ugu badan iska leh Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowlada Federaalka Mr.Abshir Bukhaari kana mid ah la-taliyayaasha Madaxweynaha Somalia.
3019400cookie-checkMa Dhabaa in La Jabsaday Barta X ee Warbaahinta Goobjoog.com