Ma Dhabaa in La Jabsaday Barta X ee Warbaahinta Goobjoog.com

Somalia news

Warar hordhac ah ayaa daaha ka roogaya in Kooxo Hackers oo aan heybtooda la aqoon ayaa jabsaday Barta X ee Warbaahinta Goobjoog news, iyadoo aan la aqoon sababta ka dambeysa weerarka kooxahaan…

Warbaahinta Goobjoog.com ayaa ku baahisa luqadaha English-ka iyo Somali, waxaana saami ugu badan iska leh Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowlada Federaalka Mr.Abshir Bukhaari kana mid ah la-taliyayaasha Madaxweynaha Somalia.

301940cookie-checkMa Dhabaa in La Jabsaday Barta X ee Warbaahinta Goobjoog.com
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com