Maamulka Villa Somalia oo Dalbtay in Dib loo dhigo Qorshaha Ka Bixitaanka ATMIS..

Somalia news

Iyadoo Hogaanka Midowga Afrika uu in dhawaaleba waday qorshe ku aadan sidii Dalka ay uga bixi lahayeen Ciidamada ATMIS, si amniga guud ee Dalka ay ula wareegaan Ciidamada Xooga Dalka, inkastoo uu dib dhac iyo hakad ku yimid Qorshaha dagaal ee Wajiga 2-aad oo xiligaan hakad la galiyay…

Xoogaga ATMIS ayaa qorshuhu yahay iney Dalka baneeyeen dhamaadka bisha December 2025-ka markaas oo Ciidamada Dowladda ay la wareegi doonaan amniga guud ee dalka, Laakiin hadda waxaa soo baxaya in Villa Somalia ay doonayso iney dalka sii joogaan Ciidamada muddo kale si lo diyaariyo iney wareegaya howlgalada ATMIS.

Iyadoo lagu sababta ay dowladda Soomaaliya dib ugu dhigtay qorshaha la doonayay in dalka looga saaro Xoogaga ATMIS, In la kordhiyo awoodda Ciidamada iyo Qalabka ee ATMIS iyadoo wakhti ay u baahan tahay barashada iyo ku howlgelida Qakabka Tiknikada, Madaafiicdq goobta, Taangiyo cusub iyo Diyaaradaha dagaal ee qumaatiga u kaca oo tababrkoodu socda.

275400cookie-checkMaamulka Villa Somalia oo Dalbtay in Dib loo dhigo Qorshaha Ka Bixitaanka ATMIS..