Magaalada Burco Oo Amaro Lagu Soo Rogay Hoteelada

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa qoraal ay soo saareen Wasaarada Diinta iyo Awqaafta, maamulka gobolka Togdheer, ka degmada Burco iyo guddida wanaag farista Burco, ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 30 ka bishan, aan hoteelada Burco lagu qaban karin bandhig faneedyo ama cawaysyada musiiga laga tumo…

Qoraalka ayaa lagu amray “Waxa la farayaa hoteelada Burco laga bilaabo 30-7-2021 iney joojiyaan dhamaan wixii ka hor imanaya shareecada Islaamka, waxana nu samaynay dhaqangalka amarkan cid daba gasha” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka.

132000cookie-checkMagaalada Burco Oo Amaro Lagu Soo Rogay Hoteelada