Magacaabista Wasiirka 1-aad Oo Lagu Dhawaaqaayo

Somalia news

Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Diinah.com news u xaqiijiyay in 48-Saac ee inagu soo aadan lagu dhawaaqi doono Ra’iisul wasaaraha cusub oo xilka heyn doona 6-bilood iyo 7-maalmood, waxaana la sheegay Xubno yar ay isugu Soo hareen…

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Masharaxa ugu cad-cad inuu xilkaasi qabto uu yahay Mr.Cabdullahi Cali Xasan Oo Beesha Mudulood ka soo jeeda, inkastoo uu isbedel ku imaan karo Daqiiqadaha ugu dambeeya, Waxaa Sidoo kale ku jir Liiska Musharixiinta:-

-MrAxmed Cali Nuur HG

-MrCabdirahmaan Yabarow

-Mr.Guuleed Cabdulqaadir Cartan

iyo Shaqsi Beesha Xawaadle ka soo jeeda.

51540cookie-checkMagacaabista Wasiirka 1-aad Oo Lagu Dhawaaqaayo