Mareykanka Oo Sii Luminaaya Awoodiisa Dhanka Tiknoolajoyada iyo Adeegsiga GPS-ka

World

Dalka Madeykanka oo laga soo bilbaabo Dagaalkii 2-aad ee Aduunka oo hormuud ka ahaa Tiknoolajiada Casriga sida Adeegsoga Aalada GPS oo Dayaxmacmeedyo Hawada sare ka hagaag Gaadiidka Badda, Dhulka, Hawada, Isgaarsiinta Talefonada iyo Gantaalada Casriga ee cusub…

Aalada GPS oo USA iska leeyihiin, ayaa waxaa la mid ah midka ay Dalka Russia isticmaasho ee (Glonass Russian satellite navigation system), iyo midka China (BeiDou Navigation Satellite System), kuwaasoo bixiya adeega beddelka Jagaynta Caalamiga ah, Aaladahasn ayaa fududeeya Xiliyada Nabada iyo Dagaalka.

https://youtu.be/c311mO

Iran oo leh awood Ganacsi iyo Shidaal, ayaa rajeynaaya iney hormariyaan Gantaaladooda ridada dheer iyo Dayax-Gacmeedka kuwaasoo ay iyadu inta badan samaysatay, ayaa haddii ay hesho tiknolojiyaddan ay keeni doontaa waa cusub oo ku baryey dalalka ay is hayaan, gaar ahaan USA iyo Israel oo ay gobolka ku xafiiltamaan IWM.

286190cookie-checkMareykanka Oo Sii Luminaaya Awoodiisa Dhanka Tiknoolajoyada iyo Adeegsiga GPS-ka