Maxaa Ka Jira In Imtixaanaadkii Dugsiyada La Iibsaday

Somalia news

Warar loo qaateen ayaa sheegaya in Imtixaanaadkii Dugsiyada ee Wasaarada Waxbarashada sanadkii labaad Suuqyada lagu kala iibsanaayo, iyadoo la sheegay in Saraakiisha Wasaarada ay ku lug leeyihiin…

Xogataan ayaa Tilmaamtay, in Saraakiisha Waxbarashada ay ka faa’iideynayaan xiliga kala guurka, isla markaasna ay dhaqaale yar ku qaateen si Nuqulada Imtixaanka looga iibiyay dalaaliin, isla markaasna ardayda loaga gato.

48660cookie-checkMaxaa Ka Jira In Imtixaanaadkii Dugsiyada La Iibsaday