Qarax Ka Dhacay Wadada Dekada Muqdisho

Somalia news

War Deg deg:- Warar hordhaca ayaa sheegaya in Gaari miineysan uu ku qarxay inta u dhaxeysa Wadada Hormarta Dekeda Muqdisho iyo Garaashka Ex Bambelmi ee Degmada Xamar Jabjab ee Gobolka Benadir..

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu ka dhacay Isbaaro ay lahaayeen Ciidamada Boliiska Qeybta Canshuuraha, waxaana jira khasaare ka dhashay oo isku jira dhimasho iyo dhaawac.

la soco wixii ku soo kordha!!!

45790cookie-checkQarax Ka Dhacay Wadada Dekada Muqdisho