Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera

Uncategorized

Warar dheeraad ayaa laga helayaa Qarax xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari Kenya, kaasoo la sheegay inuu geystay khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac…

Wararka ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen 13-Qof, dhaawacuna wuxuu gaaraya 15-Qof, kadib markii Gaari (Bus) Rakaab saaran yahay ayna la socdeen Dad rayid ah ayaa jiiray Miino jidka loo geliyay xilli uu ku sii jeeday magaalada Mandheera, Qaraxaan ayaa la sheegay in loo xiray Qof lagu tuhunsan yahay inuu dhigay Miinada.

165160cookie-checkQarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera