Tiro Ciidamo Soomaali Ah Oo Lagu Qabtay Addis Abeba

Somalia news

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Tiro Ciidamo NISA & Xoogaga Haramcad ayaa lagu qabtay magaalada Addis abeba ee Dalka Ethiopia, kuwaasoo aan la aqoonin sababta ay halkaasi u tageen…

Xogtaan ayaa xaqiijisay in Xoogaga la qabtay waxaa ka mid ah Sarkaal lagu magacaabo Axmed Dirir oo ka tirsan Xoogaga Haramcad, waxaana qabtay Ciidamo Ka tirsan Sirdoonka Ethiopia, iyadoo lagu qabtay magaalada Addis abeba.

Unconfirmed report indicates Ahmed Dirir, the commander of Haramacad, a paramilitary unit within the @SoPoliceForce, was arrested by the #Ethiopian intelligence in #AddisAbaba on Sunday. Haramacad forces have often been condemned for their extrajudicial acts. #Somalia

165110cookie-checkTiro Ciidamo Soomaali Ah Oo Lagu Qabtay Addis Abeba