Qaraxyo Iyo Is-Rasaaseyn Ka Dhacday Muqdishu

Somalia news

Degdeg:- Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxyo iyo Is-Rasaaseyn dhex martay Dabley Hubeysan iyo Maleeshiyaadka Xoogaga Wadaniyiinta, waxeyna is-rasaaseytaasi cases ka socotaa Laanta 3-aad Ee Degmada Wardhiiley, iyadoo la sheegay inuu ka dhashay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac…

Ilaa hadda lama yaqaano Kooxda weerarka ku qaaday xarunta Laanta, iyadoo halkaasi ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka dhowaan laga keenay Dalka Eritrea.

#Lasoco wixii ku soo kordha#

77680cookie-checkQaraxyo Iyo Is-Rasaaseyn Ka Dhacday Muqdishu