Qeylo Dhaan Ka Soo Yeertay Wadad Kooxda Ictisaam Ah

Somalia news

Tan iyo markii Talada Dalka la wareegay Mr.Farmaajo, wuxuu si hoose u dhisay kooxo la Magac baxay CBB (Cayayaanka Baraha Bulshada) kuwaasoo ka kala tirsan Qeybaha Bulshada, waxeyna intooda badan wakhtogoodu ku dhumiyeen sidii ay u difaaci lahaayeen Maamulka Fashilmay ee Farmaajo…

Kooxahaan ayaa qeybta Culimada waxaa u xilsaarna Adeege Fahad Yasin, isagoo dhaqaale u diri jiray Culimadaasi, waxaana hormuud u ahaa Wadaadka Sheekh Maxamed Idiris, kana mid ahaa Wadada aad u difaaci jiray Maamulka Farmaajo.

Hadaba Maxaa Bedelay Wadaadka:-

https://youtu.be/kjMY51bgizA
55200cookie-checkQeylo Dhaan Ka Soo Yeertay Wadad Kooxda Ictisaam Ah