Sacuudiga Oo Jaaliy

Uncategorized

Dalka Sacuudiga ayaa cafis Dhaqaale u fidiyay Jaaliyado dhowr dal ah oo lacago lagu yeeshay, waxaana ka mid ah Jaaliyada Somalia…

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Sacuudiga ayaa lagu xusay in laga dhaafay lacagata ay iskaga bixin jireen dalku galka (VISA), Muwaadiniinta Dalalka Somalia, Ethiopia, Eritrea, Chad iyo Nigeria.

Laguma soo bandhigin Qoraalka cadadka lacagta laga cafiyay, go’aankaan ayaa soo baxay kadib markii Jaaliyadahaasi ay ka baaqsadeen iney isaga bixiyaan lacagta muddada loo qabtay ee (90) maalmood ah.

Xafiiskaan ayaa ka dhigan in Dad badan oo ku xayirnaa gudaha Sacuudiga, ayaa haatan awood u helaaya iney wadamadooda Dib ugu laabtaan.

15390cookie-checkSacuudiga Oo Jaaliy