Safiirka USA Oo La Xiriiray Hogaanka Suufiyada..

Uncategorized

Danjiraha USA Mr.Yamamoto oo qoraal soo dhigay Barta Safaarada ayaa sheegay inuu xiriir la sameeyay hogaanka Ahlu Suna, wuxuuna u sheegay inuu qabo aragtida ah hal nidaam siyaasadeed oo loo dhan yahay qaab dimoqraadi ahna ku dhaca ayaa u wanaagsan Galmudug iyo Mustaqbal ka Somaaliya ayaa lagu qoray barta Twitter ka Safaarada US.
Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyay iney muhiim tahay in Xisbiyada mucaaradka waa iney qeyb ka noqdaan Geedi socodka nidaam loo dhan yahay oo Galmudug yeelata laguna wada kalsoon yahay.

13460cookie-checkSafiirka USA Oo La Xiriiray Hogaanka Suufiyada..