Villa Somalia Oo Ku Gacan Seyrtay Magacaabista Ergeyga AU-da

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa in Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo uu kala noqday taageeradii Ergeyga AU-da ee Xalinta Khilaafka Doorashada Somalia, kadib markii Codsi ay u gudbiyeen Midowga Africa in la bedelo Ergeyga…

Wararka Ayaa sheegaya in bishii horey ayuu Farmaajo weydistay in Ergeyga dhexdhexaadiya xalinta Khilaafka Doorashada loo soo diro Somalia, isagoo halkudheg uga dhigay “African solution to African problems”, hadana Waa diiday Waa qas-wade aan jid iyo jiho diid ah.

118350cookie-checkVilla Somalia Oo Ku Gacan Seyrtay Magacaabista Ergeyga AU-da