Warbixin La Xiriirta Dagaalka Laascaanood iyo Maxaabiista la Qabtay..

Somalia news

Warbixin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaalkii ka dhacay Duleedka Degmada Laas caanood, iyadoo la sheegay in Maxaabiis ahaan loo hayo ilaa 262 maxbuus oo 42-Dhaawacyo kala heer ah qabaan, waxaana uu qorshuhu yahay in la hayo oo lagu bedesho maxaabiis ilaa 50 gaaraysa oo laga hayo SSC…

Warar ayaa sheegaya in Taliyihii Guutada 12-aad Feysal Cali Bootaan oo Guri lagu hayay la dhigay Xabsiga, halka Taliyihii Guutada 7-aad Mahad Canbaashe oo wata 10- Gaadiidka Dagaalka laga soo qabtay Tuulada Xiingalool duleedkeeda, kadib markii lagu jabiyay Dagaalka isla markaasna ka cabsaday in dilo hadii uu raaco Ciidanka Jabay.

Madaxa Masmulka SSC Cabdulqaadir Firdhiye ayaa sheegay in Hub la dhigis ama dab ka dhigis lagu sameeyay maleeshiyaadkii Somaliland wuxuuna u mahad celiyay Xoogaga Isbaheysatada SSC oo sacabooley ka dhigay maleeshiyaadkasi.

274190cookie-checkWarbixin La Xiriirta Dagaalka Laascaanood iyo Maxaabiista la Qabtay..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com