Wasiirka 1-aad oo la Filaayo inuu Baneeyo Kursiga Xildhibaanimo

Somalia news

Macluumaad hordhac ah ayaa muujinaaya in Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka uu go’aansaday inuu baneeyo Kursiga Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Federaalka, si ay caddeeyeen ilo wareedyo loo qaateen oo magacooda ka gaabsaday..

Kursiga tursigiisu yahay Hop#203, ayuu Mr.Zamse Cabdi ku helay doorasho lagu qabtay magaalada Kismaayo 28-kii Bishii 12-aad ee sanadkii 2021, iyadoo Kursifaan horey ugu fadhiday Sahra Xaaji oo mar soo noqotay Wasiir kuxigeen, waxeyna kursiga ku weysay khilaaf soo kala dhex galay iyada iyo Axmed Madoobe.

Weli lama shaacin Xubnaha ku tartamaaya kursigaan, Balse Musharixiin dhowr ah oo Haweeney (Xaliimo Hodane) ay ku jirto ayaa ka mid ah Tartamayaasha kursigaan, ku darsoo Kuraaska banaan waxaa ugu xiiso badnaaya kuwa ay baneeyeen Labadii Agaasime ee NISA (Mahad Salaad & Fahad Yaasiin.

235410cookie-checkWasiirka 1-aad oo la Filaayo inuu Baneeyo Kursiga Xildhibaanimo
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com