Xildhibaanada Hawiye Oo Looga Yeeray Madaxtooyada

Somalia news

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Diinah.com News u xaqiijiyay in Xildhibaanada ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa casuumaad looga fidiyay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, waxaana la sheegaya in Kulankaasi looga hadli doono qodobo dhowr….

La tashi la xiriira Magacaabsta Wasiirka 1-aad oo Beelaha Hawiye laga soo xuli doono, inkastoo 30-kii maalmood uu ka dhamaaday.

Fariintaan hoos ka aqri

Wargelin:

Madaxweynaha JFS ayaa soo dalbaday xildhibaanada HAWIYE maalinta Khamiista habeenka jimcuhu soo galaayo oo taariikhdu tahay 27/08/2020 8:00 Fiidnimo inay isugu yimaadaan xarunta madaxtooyada villa somaliya.

NB. Xildhibaan waqtiga ilaali oo gaarsii sxbadaa

Ajandaha: dalabka madaxweynaha Maxaa xiga.

56940cookie-checkXildhibaanada Hawiye Oo Looga Yeeray Madaxtooyada