Xisbiyada Maamulka Somaliland Oo Lagu Cadaadiyay..

Politics

3-da Xisbi ee ka dhisan Somaliland ayaa ugu dambeyntii heshiis ka gaaray is-qabqabsiga gaamuray ee ka jiray qaabka doorashooyinka Golayaasha kala duwan ee degaanadaasi…

Xal ka gaarista heshiiskaan oo muddo dheer soo jiitamaayay, ayaa waxaa dhinacyadaan ku cadaadiyay Wakiilada beesha Caalamka gaar ahaan EU-da, ku dhawaaqista heshiiskaan ayaa soo shaac baxay kadib kulamo albaabada loo xirtay oo Danjiraha EI-da uu la yeeshay dhinacyadaan.

Qoraalka Heshiiska oo la soo gaaraya siiyay Diinah.com ayaa Waxaa ku cad in Doorashada Degaanada la qabto sanadkaan (2020), taasoo aheyd dalabka Xisbiyada Mucaaradka.

hoos ka akhri Heshiiska:-

19190cookie-checkXisbiyada Maamulka Somaliland Oo Lagu Cadaadiyay..