Xoogaga Khatumo iyo Somaliland oo Qarka u Saaran iney ku Dagaalamaan Degaano…

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Degaanada jiida hore ay xiisadaha colaadeed ka taagan ayaa sheegaya in Xoogaga SSC-Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa mar kale dagaal qarka u saaran kadib markii ay kordheen dhaqdhaqaaqyada iyo Abaabulka Maleeahiyaadka labada dhinac…

Maamulka Somaliland ayaa muddooyinkii danbe diyaarinayay abaabul ciidan iyo qorista maleeshiyaad cusub oo u badan Arday iyo Dhalinyarada laga soo uruuriyay Beelaha, waxaana saraakiishoodu sheegeen in ay dagaal rogaal celin ah ku qaadayaan dhulka SSC.

Ma jirto Cid iska xil saartay qaboojinta Xiisada colaadeed ee labada dhinac, iyadoo xoogaga Somaliland horey si ba’an loogu jebiyay dagaalkii u dambeeyay ee labada dhinac dhexmaray 25 Agoosto ee sanadkan kaasoo gebi ahaanba lagaga saaray degaanada SSC-khaatumo, waxeyna. Dhonacyadaan isku hor fadhiyaan Degaanada Oog iyo Gumeys iyo Qorilugud Tuulo ku dhow Degmada Buuhoodle.

284480cookie-checkXoogaga Khatumo iyo Somaliland oo Qarka u Saaran iney ku Dagaalamaan Degaano…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com