Dib u Dhaca Doorashada Waa In Lagula Xisaabtamaa Villa Somalia & Madaxda Gobolada

Somalia news

Waxaa marqaati ma doonto ah in Hogaamiyayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ay si ula kac ah ay dib uga dhacayaan wakhtiga ay qabsadeen iney ku soo afjaraan dhameystirka xulashada dadban, loona baahan yahay in lagula xisaabtamo, maadama boob qaawan ay geysteen…

Macluumaad ayaa tilmaamaya in Farmaajo & Fahad oo ka faa’ideysanaaya dib u dhacaan ay rajeynayaan iney 16-Kursi ee Gobolka Gedo oo dib loo dhigay in la qabto Bisha Ramadan kadib (Todobaadka ugu horeeya bisha April) lana qabto dhamaadka Bisha Juun 2022-ka si loo boobo lana adeegsado Ciidamada laga qaaday Caasimadda.

Hadaba, Daneeyayaasha Dalka Somalia oo 25-ka bishaan u qabtay in lagu soo af jaro Doorashada ma ka dhabeyn doonaan hanjabaadooda, sidoo kale carqaladeynta & fara gelinta culeys saarka lagu hayo xubnaha Guddiyada Doorashada iyo Khilaafaadka Hogaanka Villa Somalia & Kuwa Gobolada waa in lagula xisaabtamaa.

170940cookie-checkDib u Dhaca Doorashada Waa In Lagula Xisaabtamaa Villa Somalia & Madaxda Gobolada