Doorashada 16-ka Kursi Ee Gedo oo Loo Wareejiyay Degmada Ceel Waaq

Somalia news

Guddiga Doorashada ee heer Federaal ayaa ku dhawaaaay in Doorashada 16-ka Kursi ee degaan doorashadoodu aheyd Magaalada Garbahaaray ayaa loo wareejiyay Degmada Ceel waaq ee Gobolka Gedo..

Guddiga ayaa dhowr sababood u cuskaday ayna ugu horeeyaan Xaalada Amni ee Magaalada Garbahaarey halkaasoo la sheegay in Ciidamo Beeleed ka amar qaata Madaxaweynihii hore Mr.Farmaajo, iyadoo maalmihii ugu dambeeyay uu waday abaabul dagaal uu ku qaado magaalada Ceel waaq oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa Kenya ee ATMIS.

182530cookie-checkDoorashada 16-ka Kursi Ee Gedo oo Loo Wareejiyay Degmada Ceel Waaq
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com