Hoobiyayaal Lagu Weeraray Guriga Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa tiro hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen meel ku dhaw Hoteel Jasiira iyo Guriga Musharax Cabdishakuur,iyadoo ay heysteen khasaare isugu jira dhaawacyo iyo qal-qal amni laga dareemay agagaarka Garoonka diyaaradaha..

Wararka ayaa dhacay abaarihii 4:30 galabnimo, iyadoo 3-hoobiye ay ku dhaceen Barxada Gaadiidka la dhigto ee guriga Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur, halka midka labaad uu ku dhacay Garoon ciyaareed oo ku yaal Agagaarka Hoteel Jasiira, halka midka 3-aad uu ku dhacay gudaha garoonka diyaaradaha.

Ciidamada Amniga ayaa isku dayaya inay xakameeyaan xaalada iyadoo saraakiisha ATMIS iyo kuwa Boliiska ay sugayaan nabadgelyada goobta.

188910cookie-checkHoobiyayaal Lagu Weeraray Guriga Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com