Hoobiyayaal Lagu Weeraray Madaxtooyada

Somalia news

Degdeg:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in tiro lagu qiyaasay ilaa 8-hoobiye lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada, iyadoo Hoobiyayaasja qaarkood ay ku dhaceen agagaarka Xarunta Hooyooyinka Ee degmada Xamar weyne…

ilaa hadda lama yaqaano khasaaraha ka dhashay weerarkaasi hoobiyayaasha ah, iyadoo caawa Xarunta Madaxtooyada ay kulan ku leeyihiin Mr.Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Maamulada Gobolada.

59970cookie-checkHoobiyayaal Lagu Weeraray Madaxtooyada