Kooramka Senatarada Oo Buuxsamay Halka Xildhibaanada ay 10 ka dhiman yihiin

Somalia news

34 Senator ayaa qaadatay Shahaadada iyo Kaarka Aqoonsiga, taasoo ka dhigan in kooramka Golaha Aqalka Sare saddex meel labo meel ay hadda diyaar yihiin…

Halka 129 Xildhibaan ee Golaha Shacabka ayaa iyana qaadatay shahaadada iyo aqoonsiga, waxaana tirada kooramka Golaha uu ku fariisan karo ka harsan 10 Xildhibaan oo kaliya, waa fariin Wanaagsan oo Dalka & Dadkaba dan u ah oo Rooble & Geelle lagu xasuusan doono.

180130cookie-checkKooramka Senatarada Oo Buuxsamay Halka Xildhibaanada ay 10 ka dhiman yihiin
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com