Kulan Dhagareed Qarsoodi Oo Ka Dhacay Villa Somalia

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Kulan dhagareed qarsoodi oo xalay ka dhacay Villa Somalia uuna shir-gudoominaayay Eedeysane Fahad Yasin ayaa looga dooday sidii looga hor istaagi lahaa Mr.Rooble inuu Dalka dib ugu soo laabto…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegtay in Kulankaasi looga dooday sidii looga hor istaagi lahaa inuu dalka dib ugu soo laabto Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Maxamed Xuseen Rooble kaasoo xiligaan Booqasho ku jooga dalka UAE iyo sidii xilka looga tuuri lahaa.

Wararka ayaa sheegay in Kulankaan lagu heshiisyay in culeys lagu saaro Mas’uuliyiinta Hey’adda Duulista Hawada iney soo saarto qoraal fasaxa loogu diidaayo Diyaarada khaaska ah ee uu la socdo Ra’iisul Wasaaraha iney soo caga dhigato garoonka Diyaaradaha magaalada Mogadishu.

165630cookie-checkKulan Dhagareed Qarsoodi Oo Ka Dhacay Villa Somalia