Ma Dhabaa In Kheyre Laga Horjoogaaday Safar Uu Uganda Ku Tegi Lahaa

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa doodmoe ways an oo Maamulka Kampala ay ku joojiyeen safar qorsheysan Ee uu ku tegi lahaa Dalka Uganda Siyaasiga Xasan Cali  Kheyre, waxaana ka soo baxaaya warar is burinaaya…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in Maalmihii ugu dambeeyay Wasiirkii 1-aad Ee Hore Mr.Xasan Cali Khayre uu da’daal ugu jiray inuu booqosho ku tago Magaalada Kampala, Booqashadaan ayaa lagu fasiray sidii uu ula kulmi lahaa Jaaliyada Soomaaliyeed ku nool Caasimada.

Mr.Kheyre ayaa horay safar u tagay dalalka Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya, hadana wuxuu ku sugan yahay Dalka Turkiga, wuxuuna qorshaynayay inuu safarkiisa ku darsado dalka Uganda, laakiin waxa arintaas si xoog leh uga hortimdi dowlada Uganda.

71750cookie-checkMa Dhabaa In Kheyre Laga Horjoogaaday Safar Uu Uganda Ku Tegi Lahaa