Magacaabista Golaha Wasiirada Oo Muran Ka Dhashay

Somalia news

Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ayaa la sheegay iney isku fahmi waayeen magacaabista golaha Wasiirada cusub, kadib markii Xubno taageersan Villa Somalia laga re-evaluate Liiska cusub, iyadoo lagu soo Daran xubno ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka….

Wararka hordhaca ah Ayaa sheegaya in Mr.Farmaajo uu ku adkeystay in Golaha Wasiirada cusub laga dhigo kaliyah Taagewrayaashiisa, isla markaasna aan lagu darin Xubnaha Mucaaradka, waxeyna talaabadaan horseeday in uu dib u dhac ku yimaado magacaabista Golaha Wasiirada, inkastoo ay Wakiilada Beesha Caalamka ay soo dhoweeyeen.

Xubno ka tirsan kooxaha mucaaradka ayaa si aad ah u raajicinaya iney ka soo muuqdaan Wasiirada cusub, waxaana jira mashquul badan oo laga dareemayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

65500cookie-checkMagacaabista Golaha Wasiirada Oo Muran Ka Dhashay