Midogwa Mucaaradka Oo Magaabaya Sarkaal Amni

Somalia news

Xogo laga helay Shirarka wada tashiga Midowga Musharaxiinta uga socda Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la magacaabay Madaxa Amniga Musharaxiinta oo ah Sarkaal Sare ah, inkastoo aanan magaca Sarkaalkaan helin, haddana waxaa la filayaa in si rasmi ah lagu dhawaaqo goordhow…..

Sidoo kale Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka ee ay shalay ku dhawaaqeen Musharaxiinta oo ka kooban 28 xubnood ayaa shir u socdaa waxaana ay iska dhex dooran doonaan Guddoon.

Xubnaha Guddiga Badbaadada ayaa min 2 xubnood uga yimaadeen Midowga Musharaxiinta ee ka kooban 14 Musharax.

77030cookie-checkMidogwa Mucaaradka Oo Magaabaya Sarkaal Amni