Rooble Oo Dhoolatus Ka Sameeyay Hoteelka Jasiira Mogadishu

Somalia news

Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Maxemed Xuseen Rooble ayaa xalay wakhti kula qaatay Dadweyne & Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Baarlamaanka kuwaasoo ku fiidsanaayay Barxada Hoteelka Jasiira ee magaalada Mogadishu…

Wararka ayaa sheegay in Mr.Rooble uu booqashadiisa ku wehliyeen Wasiirka Waxbarashada, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta & Taliye kuxgeenka Boliiska, iyadoo uu barxada Hoteelka ugu tagay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow, Xildhibaan Yasin Faray iyo saraakiil ciidan, Qurba joog iyo Xildhibaanada dooran qaarkood ay la caweeyeen.

Hadal heyn xoog leh iyo shaki siyaasadeed ayaa ka dhashay Yaasiin Fareey in garabka Ra’iisul wasaare Rooble lagu arko xilli Farmaajo iyo Fahad uu saaxiib la ahaa, inkastoo uu soo saaray digniino la xiriira Shirqoolka kooxda Shababka.

181810cookie-checkRooble Oo Dhoolatus Ka Sameeyay Hoteelka Jasiira Mogadishu
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com