Sheekh Shariif Oo Muqdishu Dib Ugu Soo Laabtay

Somalia news

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii bihii lasoo dhaafay uu safaro kala duwan ugu maqnaa dalka dibadiisa. gaar ahaan UAE iyo Kenya….

Wafdiga uu horkacayo Sheekh Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran, Xildhibaano iyo taageerayaal kale, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo bilihii la soo dhaafay ka hadlin siyaasada dalka ayaa munaasabad lagu soo dhoweynayo waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho isagoo halkaas qudbad ka jeedin doona.

69230cookie-checkSheekh Shariif Oo Muqdishu Dib Ugu Soo Laabtay