Sidii Looga Hortagi karaa ku Milinka Shababka ee Xafiisyada Dowlada Federaalka…

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Dhismaha xarun loogu tala galay in lagula dagaalo fakirka kooxaha xag-jirka ee argagixisada, kaasoo muddo 13-sano fashil iyo dib u dhac ku yimaado, iyadoo horey xarun dhaqan celineyd oo muddo dhaqaale lagu bixinaayay uu fashilmay, waxaan sabab looga dhigay xulasha xumida Hogaanka Dalka..

Maamulka Xasan Gurgurte ayaa Horjooge hore ee kooxda Argagixisada Shabaabka Ibrahim Aden Ibrahim (A.k.a. Nadaara) oo soo noqday Madaxii Waxbarashada ee kooxda argigixisada ee Gobolada Bay iyo Bakool ayaa loo magacaabay Agaasime ku xigeenka xarunta la dagaalanka Argagixisada ee Somalia (Tubsan), Nadaara ayaa isku soo dhiibay dowladda bishii Agoosto 2016 kadib markii uu ka goostay faraca Al-Qaacida ee Bariga Africa.

Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in Wasiirka Gaashaandhigga uu ku leeyahay Bangiyada Dalka UAE akoon sir ah oo uu si joogto ah dhaqaale ugu shubo argagixisada Shababka, Wasiirkaan oo horey uga tirsanaa Kooxda Shababka ayaa haatan kamid ah Mas’uuliyiinta hormuudka ka ah Howlgalada dhanka ka ah Kooxda Shababka.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0Yri9GHHVZ3Ymao5VfP8YtrgKcHDuKmBrrpy4uswVPq5We6Crt3GS7oworbVC87XYl&id=100068143360077&sfnsn=wa&mibextid=VhDh1V

271820cookie-checkSidii Looga Hortagi karaa ku Milinka Shababka ee Xafiisyada Dowlada Federaalka…