Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ku Kulansan Nairobi

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in soo gaareen magaalada Siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada Galmudug kuwaasoo sida la sheegay ay Dowlada Kenya ay casumaad u fidsay, waxeyna ka tashanayaan sidii laga yeeli lahaa Xaaladda Dalka….

Xogtaan ayaa Diinah.com news u xaqiijisay in Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare Abshir Buqaari, Xildhibaan Mahad Salaad iyo Wasiirka Dekadaha Galmudug Saabir Nuur iyo Xubna kale, ma cada ujeedada kulanka uu ku saabsan yahay waloow loo badinayo sida loo badbaadin lahaa in dalka cagaha la galo dagaalo sokeeye.

Dowlada Kenya ayaa Dagaal kula jirta dowlada Farmaajo oo ku Heyso Cunaqabateyn keentay in dhaqaalo Xumo soo wajahdo, Siyaasiyiinta Mucaraadka ayaa horay ugu shiri jiray Dalka Kenya waxaase hada Muuqataa in dhaqankaasi uu weli halkiisa ka sii so do.

55750cookie-checkSiyaasiyiin Iyo Waxgarad Ku Kulansan Nairobi