Xaaji Muuse Suudi Oo Ka Carooday Daryeel La’aanta Ciidamada

Politics Somalia news

Senator Al-Xaaji Muuse Suudi ayaa aad ugu caroodey daryeel la’anta Ciidamadi 9-kii sano u soo dagaalamaayey Taaba gelinta Dhidibada Nidaamka Dowladeed ee Somalia, iyagoo qaarkood naafo ku noqdey hadana la raba in la kala diro laguna bedelo kuwo beeleedyo laga uruuriyay Degaanada Madaxweynaha ka soo jeedo….

https://www.facebook.com/1085735359/posts/10221329433200417/?
43420cookie-checkXaaji Muuse Suudi Oo Ka Carooday Daryeel La’aanta Ciidamada