Xubno Xilalkii Laga Xayuubiyay

Somalia news

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta magacaabay Mas’uuliyiin qeybo ka tirsan Waaxda Canshuuraha Dekeda Muqdisho, iyadoo xilka laga qaaday xubnihii horay xilkaas hayay oo qaarkood ku magacawnaa Wareegto Wasiir…,

Xubnaha la magacaabay waxaa ku jira C/maalik Yuusuf Baana oo ka mid ahaa xubno Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Kheyre ay u xirtay eedeymo la xiriira musuq maasuq, lagana qaaday xilkii qeybta Canshuuraha Qaadka ka soo dega Garoonka Muqdisho.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Taageerataashii Wasiirkii 1-aad ee xilka laga ayaa weli lagu wadaa ololaha looga xayuubinaayo xilalka ay hayaan.

54310cookie-checkXubno Xilalkii Laga Xayuubiyay