Damaca Ethiopia Ee Dekeda Kismaayo

Somalia news

Ilaa 1900 ayaa Gumeystihii Ingriiska, Shacbiga Soomaaliyeed waxey ka soo horjeedeen in Gunimo ay geeri ka doortaan, iyadoo qorshayaal dhowr ah oo lagu doonaayay in Gobolada Jubooyinka la hoose geeyo Kenya ama Ethiopia ay fashil ku dhamaadeen…

Keydka Wararka ee Madxafka Ingriiska ayaa laga helay Qoraal digniin ah uu soo saaray Madaxii Gumeysiga Ingriiska 27-11-1900, 400 oo Somali ah oo kadhiidhiyay hubna u qaatay iney iska xoreeyaan heeryada Gumeysiga hoos ka eeg qoraalka.

Abiy iyo Afwerki, ayaa sanadkii tagay qandaraas lagu siiyay iney 300-Ciidamadooda isku dhafan ayaa sida qorshu ahaa iney soo Qabtaan (xiraan) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana qorshahaasi oggolaatay Dowlada Mareykanka, inkastoo uu fashilmay kadib markii Ciidamada Jubbaland ay dhabaha diyaaradaha ku gooyeen Gaadiid dagaal.

Hadaba, Waxaa Weli muuqda inaan Oromada ineysan quusan damacooda Dekadaha Somalia gaar ahaan Dekeda Kismaayo, iyagoo adeegsanaaya daneystayaal magaca iyo Muuqa Soomali ka ah, balse dantooda ka hormarinaaya Danta Guud (Somalia Somali baa leh).

38340cookie-checkDamaca Ethiopia Ee Dekeda Kismaayo