Danjiraha Qatar Oo Lagu Eedeeyay Arrimaha Doorashada

Somalia news

 Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan culeys saar ah oo maalmahaan uu Danjiraha Qatar ee Somalia ka waday arrimaha doorashada xiligaan ka socda magaalada Jowhar ee Maamulka Hir-shabelle…

Wararka hordhac ah ayaa sheegaya in kulakaan uu ka dhacay Xarunta Safaaradda ee magaalad Muqdisho, wuxuuna la qaatay Ugaaska Beesha Xawadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugas Rooble, waxaana looga dooday qodobo la xiriira arrimaha doorshada iyo sidii Wakiilada Beesha u aqbali lahaayeen in Jagada Madaxweynaha ay qaataan Xubno ka soo jeeda Beesha Harti Abgaal oo gacan saar la leh Madaxtooyada Villa Somali.

Safkiiraan ayaa ku dhex milmay arrimaha Siyaasada gudaha, wuxuuna doonayaa inuu Maamulka Farmaajo ee fashilmay ku qasbo Shacbiga Soomaaliyeed isagoo adegsanaaya dhaqaale iyo mashaariic been abuur ah, waxaana looga digay inuu faraha kala baxo Arrimaha Doorashada.

71260cookie-checkDanjiraha Qatar Oo Lagu Eedeeyay Arrimaha Doorashada