Digniino Laga Soo Saaray Halista Ciidamada Ethiopia ee ka Soo Talaabay Xuduudaha Somalia

Africa News Somalia news

Kadib markii Kooxda Argagixisada Shababka ka talaabeen Xuduuda Somalia & Ethiopia isla markaasna gudaha u galeen qiyaastii masaafo dhan 150- KM, ayaa waxaa soo shaac baxaaya Qorshe ay hore u dejiyeen Taliskii Tigreega, kaasoo salka ku haya in gudaha Somalia dhul amni (buffer zone) oo Ethiopia ka baxsan fulin doonto…

Hindisaha uu sheegay Mustafe Cagjar waa mid uu Danjire Seyoum Mesfin soo jeediyay 2018-kii mar uu maqaal ku qoray wargeys cilmiyeed, Mesfin wuxuu soo jeediyay in la taageero waxa uu u bixiyay jasiirado nabadeed kuwaas oo sii kobci doona marka la fidiyo dhulalka amniga.

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa xaqiijinaaya in Saakay ay Diyaaradaha dagaalka iyo Drones-ka Ethiopia ay duqeeyeen Tuulada Hanqabo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, iyadoo laga cabsi qabo iney Khasaare gaarsiiyeen Dadka Rayidka ah Xoolahooda ee Tuulada ku nool, Degaanka ayaa waxaa gacanta ku haya Kooxda Argagixisada Shababka.

206220cookie-checkDigniino Laga Soo Saaray Halista Ciidamada Ethiopia ee ka Soo Talaabay Xuduudaha Somalia
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com