Digniino Loo Jeediyay Maamulka Fadhiidka Ee Villa Somalia

Somalia news

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka digay in la carqadeeyo ama tashwiish lagu furo shirka Madaxda dowladda Federaalka uga furmaya Dhuusamareeb, isagoo tilmaamay in shirkaas Soomaali oo dhan ay isha ku hayaan.

“Shirka Dhuusamareeb ka socda oo Soomaali dhan eegeyso waxaa rajeynayaa in aanay carqaladeyn oo aanay tashwiish ku furin, oo aanay ka daahin, oo aanay ka gaabin, haddii ay intaa ka dhowrsan waayaan, dadka Soomaaliyeed waxaa u sheegeyna cawaaqibka ka dhasha tallaabada dowladda dhexe ay Muqdisho ka qaado iyo go’aanada siyaasadeed ama dhaqanka siyaasadeed ay la yimaadaan, mas’uuliyada ayaga un baa qaadaya, cid kale oo la qaadeyso ma lahan”.

https://www.facebook.com/101624424531916/posts/302283971132626/?vh=e
47170cookie-checkDigniino Loo Jeediyay Maamulka Fadhiidka Ee Villa Somalia