Ma Dhabaa UAE ay Lacagta Laga Qabtay Ka Gudbisay Dacwad

Somalia news

Waxaa xusid mudan in Dowladda Imaaraadka Carabta ay sannadkii 2018 u gudbisay khasnadda dowladda Maraykanka in lacagtaas oo lambaradeeda la hayay (Serial Number) ay tahay lacag sharci darro ku maqan, sidaa darteedna loo aqoonsado lacag been abuur ah haddii suuqa lagu arko….

Wararka ayaa sheegay in Dowladda Somalia markii ay qabatay lacagahaasi, kama gudbinin wax dacwo ah, Hay’adaha sharciga ee Somalia wax dokument ah kama samayn.

Dadka qaba in lacagtaasi la isticmaali karay amaba hadaa la isticmaali doonaa waa dad aan ka warqabin xaaladda lacagtaas, oo haddii adigaba maanta lagu siin lahaa aan waxba kuu goyseen.

Lacagta waxaa lagu celiyay Imaaraadka Carabta oo iyagana u celin doono wakaaladda khasnadda ee Mareykanka si beddelkeeda suuqa loogu soo celiyo.

189690cookie-checkMa Dhabaa UAE ay Lacagta Laga Qabtay Ka Gudbisay Dacwad