Maamulka Hawada Dalka Oo Sheegay iney Sare u Qaadeen Dakhliga ka soo Xarooda Duulimaadyada Hawada..

Somalia news

Hay’adda Duulista iyo Hawada Somalia ayaa sheegtay in dakhliga ka soo xarooda duulimaadyada hawada uu aad u kordhay tan iyo markii hawada Dalku la soo gaarsiiyay bishii Janaayo heerka A. In ka badan 500 oo duulimaadyo caalami ah ayaa isticmaala hawada Somalia maalintii, iyadoo laga yaabo in isu socodka hawadu uu intaas ka sii kordho…

Maareeyaha Hey’adda Axmed Macallin Xasan ayaa sheegay in Tirada Duulimaayada Hawada Dalka isticmaala ay kordheen, kafib markii Class A la gaarsiiyay, wuxuuna sheegay in 24-saac ay Hawada Dalka Isricmaalaan Diyaarado Rakaab iyo Xamuul sida oo tiradoodu ka badan tahay 500-600 Diyaaradood.

256860cookie-checkMaamulka Hawada Dalka Oo Sheegay iney Sare u Qaadeen Dakhliga ka soo Xarooda Duulimaadyada Hawada..